Magaca iyo Sawirka ninkii dilay Taliyihii ciidanka Difaaca Itoobiya oo lasoo bandhigay

Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay magaca iyo sawirka askarigii ka dambeeyay dilkii magaalada Adis Ababa Sabtidii loogu geestay taliyihii guud ee ciidammada difaaca dalka Itoobiya jeneraal Seare Mekonnen . Taliyaha iyo sargaal kale oo katirsanaa ciidamada Itoobiya ayaa lagu toogtay magaalada Adis Ababa, waxaana dilkaasi la sheegay in uu ka dambeeyay askari katirsanaa ilaalada taliyaha ciidamada Difaaca … Continue reading Magaca iyo Sawirka ninkii dilay Taliyihii ciidanka Difaaca Itoobiya oo lasoo bandhigay